VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Haygu nicin hanti laaan - Lyrics

Digfeer Hada iyo habeenkii hadal barashadeenii Helistaada mooye Hawo kale kumaan Jirin Hubaal weeye maantana Inaan heegad ugu jiro Hawlaha kalgacalkiyo Hooy wada galkeenee Hoodiyo nasiibiyo hor allan adegsaday Hodanee amuurahu Inay noo hagaagaan Naftaan ku hibeeyo hoygaad ku dhalata horay kugu raaco ha igu nicin hanti la'aan
Queue is empty
-- / --