VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hibooy Inaabtay - Lyrics

Hurdi waaye awgaa Kaagamana hooydee Bal inaan harsado Sida hooyo wiilkayd Hab isoo dhahee Hoolaha aduunkaa Ihareero yaalee Hibooy Inaad abtahay Haduu hilibkayga kugu yaal Halbowlaha wadanhuu ma ahboo Dhiiga uma humbeeyoo Hagaag uma shaqeeyee ? Hibooy Inaad abtahay Haduu hilibkayga kugu yaal Ama habeen qudha Kaa galay hunguri Haka aamusinee Nafta baas la hadaloo Haasaawi galab qura Habeenkaad ka maqantaa Hool la iga tariyaa ILaa hibta waabariigii Hambalyo iyo saalaan baan Soo dira hawada Halkii aad mareesaan hadayaa Qalbiga kaaga heesaa Milicduna ihaysa Anigoo diif jaceyl qabaa Hibooy Inaad abtahay Haduu hilibkayga kugu yaal Ama habeen qudha Kaa galay hunguri Haka aamusinee Nafta baas la hadaloo Haasaawi galab qura Inaan kuu hagar la ahay oo aan kuu hanweenahay Halkii aad mareesaan hadayaa Qalbiga kaaga heesaa Milicduna ihaysa Anigoo diif jaceyl qabaa Hibooy Inaad abtahay Haduu hilibkayga kugu yaal Ama habeen qudha Kaa galay hunguri Haka aamusinee Nafta baas la hadaloo Haasaawi galab qura
Queue is empty
-- / --