VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Masikow - Lyrics

Masku jawharadiisiyo Jeexyaduu ilmaha dhigo Kama jeedsado mirasha Nafwax jecel daymada Jidangooyadii hore Jidmarbay ka dhigataa... Jeexaygii midigeey Anigana jeedaaladaadii Sawkaa iijabey Marmarbaan jaleecada Waxaan kaaga jeedaa Adoojooga meel cirjiitamay Jilbaha dhigay xalaytana jirdaa i miray.....
Queue is empty
-- / --