VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kolkooliso - Lyrics

Darmaan qurux iyo kaslaay Karti iyo garashiyo halaay Gaarida iga kaabanee Kalsoonida ii dhistaay ikool koolisaay Kalgacal waraabisaay Kashka iyo laabtaydiyee Adaan koonka kuu jeclahay Qalbiga kali baad ku tahay Karaamaan kuu hayaayoo Korkaad ii saarantahay Miirka lagu kaadsadaaye Wadnaha kala wada jirkee Dhexaadada lagu kacyo iyo lafta nabarka ku taal ikool koolisaay Kalgacal waraabisaay Kashka iyo laabtaydiyee Adaan koonka kuu jeclahay Qalbiga kali baad ku tahay Karaamaan kuu hayaayoo Korkaad ii saarantahay
Queue is empty
-- / --