VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Galacada eegmada - Lyrics

gobaad bilan amaanloo gabdhahaba ka muuqdheer qurux aad ugaar tahay rabi kugu galadayoo gabi baqalka weeyaan gacmo furan salaantana caashaqaad igalisoo adna giban barwaaqaa hobaan is gaadhiyo midho kaaga soo guray kalgacalkaa badhaasoo asagoo suquuray ma gaboobin abidkii igamana go aayee guule ha isku keen simo gud gudle soo da aayoo maansheeyay gayigii ayaad galacda eegma gabdhaha ku dhaaftoo adaan kuu gol leeyahee haybadaada gaarkaa nAfta gama. udiidoo adna sida kuugu go oo inaad iigu guuxdiyo garowshaa filaayaa kalgacalkaa badhaasoo asagoo suquuray ma gaboobin abidkii igamana go aayee guule ha isku keen simo
Queue is empty
-- / --