VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gudoon - Lyrics

Hobaloow heeley Waayaabaalee Hobaloow heeley Waayaabaalee AJ: Qaan gaar gashantidaan Gu iyo labo dhaaftayee Gayaankaa kaa xushee Fowsiyo fanka: Sidii Geed dama lahoo Guntiisa ruuxii harsadaa Gam'ayaa adaa ka dhigan AJ: Gabdhahaan kaa doortayoo Hablaha gaar iga tahee Garaanta jacaylka qabo Fowsiyo fanka: Waxaa tahay geesiyoo Gob iyo kaan guursanlahaa Haduu calaf ii galee AJ: Gudoon Caashaqa godladay Gudoon gaafiyo aroos Gudoon galbis iyo ciyaar Nafta hoo iga gudoon Fowsiyo fanka: Gudoon kalgacal Gimgiman gudoon Xiisaha Guntaday Gudoon lama gaabinine Nafta hoo iga gudoon Hobaloow heeley Waayaabaalee Hobaloow heeley Waayaabaalee Eryadii: Abwaan ismaaciil cawriye Laxankii: Aadan xuseen karoone Muusigii Maxmamed karaama Hambalyadii Maalmo
Queue is empty
-- / --