VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kaltuun ubax - Lyrics

hida raaxarooriyo waxaad tahay ayaan dhalad mid asxaanta khayrkiyo farxad lagu manaystoo uur dabacsanbaad tahay mid amaanta duxadiyo samo lagu anqariyoo lagu iilan baad tahay garasho iyo aqooniyo asal dhalad gobaad tahay kaltuun ubaxeey anbaqaadka guurkiyo iluhuu ka foofiyo udugiisiibaad tahy axdigaad daryeeshiyo wacadkaad adkaysayba ajar aan dhamaaniyo abaal aad ku leedohoo eebe kaaga qorayaa anshaxiyo wanaagaad isirkaa ka dhaxashoo aqal dhaqan yaqanaa abtirsiin ku leedohoo
Queue is empty
-- / --