VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Faadumo – Nolasha - Lyrics

fayskaagiyo markaan dayo furfuraanta walac leh farxad galiyay uunkaba fiid cawl iisoo mudh yidho fad arooryo soo kacay falaadhaha cadceedana farba meel dhigeenoo fasal qurux badan keenoo faadumooy ii dhigan tahay wiil fiiro dheeroo fahano wax garadooo fiicanoo ku hanan kara faxanaha illaahay faraqaaga hakuu sudho noloshana ka faa,id fayskaagiyyo markaan dayo fayoobida garaadkiyo furfrunaanta sheekada mukuriyo ka fara madhan faanffaanka bogta ubax soo fodkiyiyo camal fooga roobaad ayaan haniyeey filkaagii dheerahay facaagii wiil fiiro dheeroo fahano wax garadooo fiicanoo ku hanan kara faxanaha illaahay faraqaaga hakuu sudho noloshana ka faa,id
Queue is empty
-- / --