VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hadal ii Daboolnaa - Lyrics

Hadal ii daboolnaa dadka aan ka qarin jirey ooy dani itidhi sheeg diirka aan ka qaadee maw tahay diyaar mise waaban daayaa hay dilo jacaylkuye ................. aniguba dadkan ahay dakanidi ku gaadhey daqarka aad ka qarisee ma dagana warkaaguyee ma dagana warkaaguye bal doc uun isugu beydh waxii kugudaran sheeg halagaa daweeyee ........... sida waqal daruureed da'ay waa dhawaadkii caashaqa dharoore intu dagay wadnaha iga rogan waaya inuu kaa durkana diid waan kula dul joogaa ........ anba nabar damqa iyo dubaaqeygan caashaqa ka darey waayadan waxse aan ku daynllahaa mar haduu ku dagay adi ana kuu diyaaree lyrics by Moha Ali
Queue is empty
-- / --