VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Damac - Lyrics

waxaan kugu daalaya waliba kuu dabacsocdaa daareen caashaqoo dhaba dhankaaga ka doonaya damaciyoo kalgacalkuna waa dariiqa noloshee labadii dan guud rabaa ay ku wada dagaan meel mar hadaan ku doortoo dookhaygii aad tahay hab dabacsanliiyo caashaqa u sii daa dumarkuna celcelintiyo kuma fiicna diidmo dahab sharaf leh weeya oo xurmaa lagu daweeya raga dunida joogana adigaa i deeqo oo aan doonaya adi inan kaa dhexdaawado
Queue is empty
-- / --