VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Adoonsi Jacayl - Lyrics

Markaan ku ag joogay Urugaba maan qabin Abaarsaday dhaayihii Ku eegan jiroo Adoonsay jacayl naftii awgaa Sidaad arad kale u aaday naftii Hadmuu iman bay rajadu ulataa Illaah ha igu simo inaan ku arkee Qalbiga ka ilaali walaac idilkii Oorida nin rageed illaahay siiyayee Ayaanku uu ku simo adoo kalebaa Nasiib uga eexday aadmiganoo Markaan aqal kula galee Ubadna kuu dhalay Nolosha idilkeed farxada ku abshiray Illaah ha igu simo inaan ku arkee Qalbiga ka ilaali walaac idilkii
Queue is empty
-- / --