VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Isxtareex - Lyrics

Sidaad tahay ugbaad Ilays soo bixiyo Iftiin nuurayaad u tahay qalbigee Adaan kugu farxaa Aawadaa naxaa Axad beeynu nahay Ax wada ax mar wada yiraahda Inanyahoow indhuhu Araggaaga wacan beey Ku ildoogsanaayaaan Inanyahay qalbigaan adigaa dagoo Naftu ku istareexdaa Alaylahee ugbaad Waxaad tahay udgoon Naftu aamin tayoo Ishu daawaneeysee Ila qaboo adaaan Kalgacal aan dhammaan Laabta kuugu haystee Sidaan kuu aqaan Inaad aaya tahay Awliyo uu dhalayoo Amran baan ogaade Uurkiyo bogaa Muxibada u furoo Waan ku aaaminee Sidaad tahay aynigaa Kaan ka eeganaayee Aan ku oon baxaa U tahay qalbigee Sida ubax qurxoon Middaan argtidiyo Eegmada kalgacal Aan ku uursamaadaay Caqligii raggoo Bal ogoow naftayda Adigaa anfacaayee Caqligii haweenkaa Bal ogow naftaydan Adigaa anfacaayee Anshaxoow aawadaa Anfacadii ka go ayee Anba kula mid baan ahee Looveey la aantaa Indhu soow ma ooyaan Alaylahee ugbaad Waxaad tahay udgoon Naftu aamin tayoo Ishu daawaneeysee Ila qaboo adaaan Kalgacal aan dhammaan Laabta kuugu haystee Sidaan kuu aqaan Inaad aaya tahay Awliyo uu dhalayoo Amran baan ogaade Uurkiyo bogaa Muxibada u furay Waan ku aaaminee
Queue is empty
-- / --