VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hanad - Lyrics

Halyeygaan jeclaayoow waxaa tahay hubaashii Hanaqiyo beerkiyo Halbawlayaasha dhiigiyo Hani waan ku jecelahay Ku hanwayni Kuu hiloobay hamigaygu Inuu adi yahay Ha hilmaamin ha yaraysan Naf kuu heelan baan ahee Hanadkii i deeqoow Naftaan ku hibeeyee Kuuma quudho hadimee Hab wanaagsanaantiyo Iga hoo jacayl dhaba Kuu hanwayni kuu hiloobo Hamigaygu inuu aduga yahay Ha yaraysan ha hilmaamin Naf kuu heelan baan ahee
Queue is empty
-- / --