VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Lac ku soo dheh - Lyrics

Labaan kalgacaylka lumin Lib iyo liibaan hantoo Lilaahina noqonayee Hadaanan lubiga ku ool Amase laamaha qalbiga Miyaan kaa lulan lahaa La aantaa ma ladayoo Kaa leexan maayoo Lagiyo beerkaad dagtoo Lac kusoo dheh caashaqa Laylka dhexe habeenkii Saw laydha lahashadu Halbawlaha i luli mayso Hadaan ladhka xiisuhu Dhuuxiyo lafta hantiyin Miyaan kula loodin lahaa La aanta ma ladayoo Kaa leexan maayoo Lagiyo beerkaad dagtee Lac kusoo dheh caashaqa
Queue is empty
-- / --