VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ma gamo - Lyrics

Guudlayda nooliyo Inta dumar gambada xidhan Adaa iiga gaara Wadnahayga guud sudhan Ma gam,ee daraadaa Adigaan goornaba Galin qudha ku dayn karin Adna gacaladaydaay Gedaydaa ma noqotaa Gurdo gam,a ma diidaa Gocoshada xusuusta leh Kalidaa ma goohdaa Inta geesi nooliyo Ama gaban fariid jira Adaa iiga gaaro Wadnahaba ku gaardiya Gacale hee bal ii yahay Guntoo ogsoonow Galin anaan ku dayn karin Aan kuu garaabee Anba wuu i galayoo I gilgilay jacaykuye Gadaa baan ahee Gardaadi jacaylka
Queue is empty
-- / --