VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nasab - Lyrics

siduu hanku kuu naaxo siday naftu kuugu xiistio sidaa uga raytay nogid sidaad iigu laab nuglaatid sidaad niyad iigu deeqday sidaad nalka iigu daartay sidaad nacab iiga dhawrto ka garay nin arkaa dushayda naaga rag is dhaafshay waa dhab sidaad naxdin iiga dhawrto ka garay nacabkii korkayga marwa nin baa kaaba waa dhab gobiyo nasabeey dhul doogle nqa baan dagaynaa dhawaane u sheeg nafta guri galkeena nasiibkeenii tis qaadye ha quusto namiimiyihiye jacaylka ka naar iblayska nasteexada dhiirintaada adeeca iyo dhago nugaylka naruurooy camal samaantu naf qaybsi xilqaadistaadi kartida naxariis dulqadka nasaadkiyo kalsoonidaada kashay nasisaa riyaaqday naxliyo iga dhawrtay nitaaqo la,aantaa nolo ma sheegto nabdiga ku taba ku naadsha ku nuursada daymadaada naftaadu naftayda weeyi gobiyo nasabeey dhul doogle naq baan dagaynaa dhawaane u sheeg nafta guri galkeena nasiibkeeni tissqaadye ha quusto namiimiyiiihiiye jacaylka ka naar iblayska
Queue is empty
-- / --