VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Talo maal - Lyrics

milgaha calankiyo dhulkaa maamuus guul iigu filan waxaa libin iigu mudan shacabkaa midnimada ku laday ee mabda,ana ka wada siman talada lagu meel mariyo waxaan maalnaa xornimmo haday dunidu moogtahay xaqii aad mudnaydeen ictiraafna maqan yahay shisheeyaha ka maaroo nabadaa ku maashoo ilaahay miciinsada sharciga majaraha sugiyo datur laga jiray maroor magacaa qarankani hirgalay ninkuukaga jiray madmadoow kiisaan mooganahay talada lagu meel mariyo waxaan maalnaa xornimiyo haday dunidu moogan tahay xaqii aad mudnaydeen ictiraana maqan yahay shisheeyaha ka maarmooo nabadaa ku maashoo illaahay micinsada
Queue is empty
-- / --