VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xanaano - Lyrics

Kolkaad xaragada ilow do Kolkaad xaalayn gayaanka Kol kaad uxidhnaato ruux Kolkaad kaligii uxiiqdo Xorayso jacaylka shaada Qofbaad tahay jecel xanaano Qofbuu ku jiraa. Xalkaagu Dawadu xanuunkaaga weeye Kolkuu xubi laabta Diego Kolkuu xisku ruux jeclaado Kolkaad xilli walba dareento Kolkay naftu kugu xujayso Xiisuhu kaa buux samo Qofbaad tahay Jecel xanaano Qofbuu ku jiraa xalkaagu Dawadu xanuunkaaga weeye weeye
Queue is empty
-- / --