VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Adna - Lyrics

ulashada kalgacal istareexa noloeed miduu aaminee asaageed ka doortee saaxiibkay illaahay oori uga dhigaay anigoo ku aragbaan adnaay kuu ogsoonahay ifka duriyad jogtiyo ayaan dhalad inaa tahay marwo mudan abaal adigaa saygaagiyo ubadkaba daryeelee adnaay ifka samo ku waar udug iyo xareed ubax iyo caleen aragtida u roon ishu rays ka aragtoo ildogsiga u wacan adigaa ka dhigan anigoon ku aragban adnaay kuu ogsoonahay ifka duriyad joogtiyo ayaan dhalad ina tahay oori mudan abaal adigaa saygaagiyo ubadkaba daryelooo adnaay ifka samo ku waar
Queue is empty
-- / --