VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dadnimo - Lyrics

ma ogtahay dadnimo waa darajo aadmiga illaah ugu deeqa oo garaadkaa u dooranee dabacaa kala saarayee gobay gobi doonataa gunbay nacasnimo dagta aniguna dumar taan calmaday i deeqdaye daa,imoow aayaha inaan meel la dago adigaa dawgeed hayee sidaan rabno noogu deeq ma ogtahay durduro doobaa ku naaxee waayeel in looga digo duqay baa laga hayaa jacaylkana daacadiyo ismaqal baa doojiyee jikaarkuna wuu dishaa aniguna dumar tan calmaday i deeqdaye daa,imoow aayaha inaan meel la dago adiga dawgeed hayee sidaan rabno noogu deeq
Queue is empty
-- / --