VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ku ogaliyaa - Lyrics

Ooloow > ku ogliyaaa Jaceyl Nukamiyo Axdi dhidibkii tii adkaysaay Oogta sagalkiyo Dayax u egee Amaanada ruux, ku ad adagiyo Sharaf ehelkeed, Ogow inaa tahay Sida eyro dhaban, Wayday ilmahii Xiiso olalee, Aroos wacaniyo Qoys Islaam baa Aqalkoodiye, ay nu taagnee MUdug iyo ayl Oogada taleex Ilaa madanoo ??? ?? iyo afdheer Alalaaskuna ha isgaaroo Amni badantii Garoowe ahayd kU ekaanee macaane ogolow Jaceyl Oon qabaiyo Dareen olasho leh Yaad abuurtee Oraahda haboon Dhihi ogeidaa Isgaarsiiyo imaan qaadee Aboowe macaanoo ku ogaliyaa Sida eyro dhab wayday ilmahii Xiiso olalee sayso aqalkaa Ku dhigeeyso aroos farxadaa alalahay rabay MUdug iyo ayl Oogada taleex Ilaa madanoo ??? ?? iyo afdheer Alalaaskuna ha isgaaroo Amni badantii Garoowe ahayd kU ekaanee Aboowe ogolow MUdug iyo ayl Oogada taleex Ilaa madanoo ??? ?? iyo afdheer Alalaaskuna ha isgaaroo Amni badantii Garoowe ahayd kU ekaanee Awaale/farxiyo ogolow
Queue is empty
-- / --