VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Libin jacayl - Lyrics

lulu iyo ubaad baxayoow laydh caafimaadoow cirkuu sagal ku ladhan yahaa ladanoow kugu masaalaa labi baxay la modyeey ubax laacay baa tahay kuma luroo illaahay kaa dhawr lugooyada lamaanaha waxaa nahay ka laxiiba yeeshay ayaan laynakala lumin kuu ogi libtaadii ha iga liicin walga waligaaba liibaan nacab kaama lib helo kugu laab qaboobee adna laaso raaxada laqan iyo magool baxayeey ubax laysla ladaabtoow laamaha ka mudhay baan ladanoow kugu masaalaa laxawgii jacaylke qalbigeena laasimay ka bogsaday lurkiisoo caawaan ladaynaa lamaanaha waxaa nahay kka laxiiba yeeshee ayaan layna kala lumin kuu ogi libtaadii ha iga liicin waligaa waligaaba liibaan nacab kaama libin helo kuu laab qaboobee adna laaso raaxada
Queue is empty
-- / --