VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mahdiya - Lyrics

mahdiyaay muunaay ma huraankiyeey miisan cadceed aroor soo mudh tidhi macaaneey dhigaa ka dhex muuqaatee mawlahay ku daa muuqiyo billicdaada u mabsuuday mahdiyaay ag joogaaga kama maarmo maankana cishqigu mahdiyaay kama maydhmo waa lama maleeyaan macnaheeda duniduye murugiyo dhibaatiyo wanaageed macaankeeda midii aan la kulanaba mar hadaad adigu marwo ila jirtiyo mahdiyaay ku qanacsani xabiibi dadka meesha xumihiyo xaasidkiyo mushkiladiyo waxaan uga maarmayee mabda,oodu ii dhibin kalsoonida muhiimka ah magac dheeriyo milgo oori leh xidhoodku mariimo marley uu yiiyo macbuudku isii marwo qaaliyaa maanshaa alleh magaceed ha jiro muuqiyo bilicdaada u mabsuuday mahdiyaay agjoogaaga kama maarmo maankana cishqigu kama maydhmo
Queue is empty
-- / --