VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Raha jaar la noqo - Lyrics

sida jaawa geel oomanoo la joogto joogsi socod dhaqaaqdoo jarirntii walwaaleed jabad looga oodoo ama inan jarmaadoo jeexadoo nugaaloo biyo doooxa jiifaan adhi joogo subixii jubaxaysa gor wacan ana joohartaydiyo jeexii neftaydaan jeedaaliyaayoo tay laabtu jamataa jaandheer u tumayaa ma jaboo ma jiifbaa ma jamaadba waabaa ma jiqdaa u hoya oo raha jaar la noqoba sida wabi jano aha daruuraha jibaysani jahwareer ku keenen oo jabada reerkiyo beerihiiba jiidhoo ana waxaan jidiinkiyo jiifkkaba u diiday nafta raaxo uga jaray nin jacayl diloodoo jar ka tuuray baan ahay xubno jalaqsanaantiyo jaaheeda wacanbaa isoo jiidanaayoo nin jamaad jaleeca kama jeesan karayee ma jabo ma jiifbaa ma jamaadba waaabaa ma jiqda u hoya ooo raha jaar la noqoba
Queue is empty
-- / --