VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xijaab - Lyrics

markaad xidhan tahay xijaabka waxaa tahay xuuralcayn yar markaad runta xeerinayso xul baa tahay garasho fiican xishood rabi baa ku siiyay han baad leedahay xil qaada ninkii ku xushaa nasiib leh xaas kaad u dhaqdaa badhaadhay qof loo xiqoo loo haybsho xaqiiq waad tahay inaabti markaan xagan iyo xagaa dayay adaa xulad yahay xiiskii dagay markaan xili dhexe xisaabtamay adaa u xaqmudan cid loo xisho xaqiiq ku nool gobaa tahay quraan xafid diin leh baa tahay kal xaadhan rabaa ku siiyay xantiyo ma taqaanid xaasid qof uur xalanoo la haybsho xaqiiq waad tahay inaabti
Queue is empty
-- / --