VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xuduud male fanaanku - Lyrics

xuduud ma leh fanaankuye yaan xaasid lagu noqon oo xuub qabiiliyo yaan xumaan la daba wadin xiska nabada koriya iyo waa xubin nadiifoo wuxuu ku xaragoodaa xushmad iyo aqoon iyo xilkas iyo wadininimo hal abuur murtida xula xogta iyo ujeedada wanaag lagu xisaabtamo xaq u dirir xumaan neceb ka ilaasha xagashada xuduud ma leh fanaankuye yaan xaasid lagu noqon xuduu ma leh fanaankuye yaan xaasid lagu noqon hidahay xambaaraan dhaqankay xambaaraan xaqa kama nagaadaan runta kama xishoodaan waa duul xalaaloo xun xunuda beentiyo xamxamtiyo dhibtaba gayin hal abuur murtida xula xogta iyo ujeedada wanaag lagu xisaabtamo xaq u diri xumaha neceb ka ilaashada xagashada
Queue is empty
-- / --