VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Baaba aweys - Lyrics

Binti Camaariyee Bilicdaada yaa gaarikarayee Bilaahi yaa gaari karaaye Baaba aweyso burhaantaada Been been ma aheenee Bilaahi Been been Ma aheenee Ma ka bexeysee banaadirkaay Buurtooda bishaayee Bilaahi buurtooda bishaayee Bulugley calankaas Weligiis ku balweeyaa Bilaahi weligiis ku balweeyaa Geesiyaa dhalee ee Gunta waa taqaan Garaadkeeda ween Aa ku qarwaqsadee Garabkiisiyaa Guule iiga dhigee Geeraaryaalihiis aa Gacal loo qabaa Maka gariirtee Goobta waa ku gaardisaayee Bilaahi waa ku gaardisaaye Gaasi waayee Guuxiisa waa lasoo gacloodaa Walaahi waa la soo gacloodaa Goosha libaaxey Gambarkaagi gafi meyside Bilaahi gambarkaagii gafi meyside Geesi libaaxow Guuxaagi yaa gaari karaaye Billaahi yaa gaari karaayee Geesi libaaxey Gambarkaagi gafi meyside bilaahi gambarkaagi gafi meyside Geesi libaaxow Garaadkaada yaa gaari karaaye Walaahi yaa gaari karaayee Geesiyaa dhalee Gunta waa taqaan Garaadkeeda weyn aan ku Garwaaqsadee Garabkiisiyaa Guula iiga dhigee Geeriyaalihiis aa gacal loo qabaa
Queue is empty
-- / --