VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Baraxgeel - Lyrics

Barbaarta banaadir joogtee Bakool iyo baladwaynee Tan iyo Boosaaso iyo bari Barbariyo beesha hargaysa Badiyood wadankeena inay beereeda tumaanoo buraanburka iyo heesaha Haa kabeebeeda ay baroodaan Baala iyo jaas Bariirida arooskiina usoo banbaxeenee Isiiy isiiy kaa helay Labo qoray dhacay Isiiy saytuun Caano barax geel saytuun Iida itaabatay iida ku taabatay :) Barlin baloonyo iyo italy Mareekanka balaaran poland Boroswaana iyo burundi Eeshiyaanka oo idilkood Badiyood wadankeena inay beereeda tumaanoo buraanburka iyo heesaha Haa kabeebeeda ay baroodaan Baala iyo jaas Bariirida arooskiina usoo banbaxeenee Iida itaabatay iida ku taabatay :
Queue is empty
-- / --