VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Doontii caashaqa - Lyrics

Duufaan Dafaanteeda badanaa Waa la iska dareemaa walee dadaal Waa la iska dareemaa walee dadaale Duulaanaa Kuu ahee Waxii diidid waan diidaa hee Doontii Caashqaan Diyaar noo ahee Dabaal waan aqanaa Dushayda soo koree Dardaarankaan waan digsadaa Waan kula duulaayee dowlaay Daartii aad keentidaa Kula soo dagaa soo duubee Doontii Caashqaan Diyaar noo ahee Dabaal waan aqanaa Dushayda soo koree Dabeecadaa waa dahabee Dayro ma kuu quuree dadaal Dayro ma kuu quuree dadaalee Doodaada waa deeqsadayee Madamindeehaaye Dantaadee Doontii Caashqaan Diyaar noo ahee Dabaal waan aqaana Dushayda soo koree Doodaada waa deeqsadee Mana ku diidaayo Dadaalee Deertii waa noo dadee Maba diidinee dadaalee Doontii Caashqaan Diyaar noo ahee Dabaal waan aqanaa Dushayda soo koree Waxaa soo qoray haji mohamed waxii qaldaa ah fadlan coment ahaa iga soo saxa
Queue is empty
-- / --