VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Layma heli karo - Lyrics

Hilee hooyibaalee hooyaale Hoobaalada hooyibaalee hooyaale Handadaad ma rabee Horida ii imaaw Holaca aad wadi hooygaaga la joog Haki hoosha aad wadidee Hamigaaga ma heleesidee Waa ku haleehaa Heesta noo wad Walaaloo heesta noo wadee Aboow hakad iga dhow Layma heli walaalee layma heli karo Layma helli karo walaalee layma heli Aniga qaali aan ahayee Layma heli walaalee layma heli karo Layma helli karo walaalee layma heli Aniga Hodan aan ahay Hilee hooyibaalee hooyaale Hoobaalada hooyibaalee hooyaale Handadaad ma wateee Hamigayga ii yeel Hiloowan qabaa ? Hogaankayga ahaawee Hab isiiyee walaal Habisiiyee huunoo Waan kaa helayee Layma heli walaalee layma heli karo Layma helli karo walaalee layma heli Aniga qaali aan ahayee Heesta noo wad Walaaloo heesta noo wadee Aboow hakad iga dhow
Queue is empty
-- / --