VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waa kumaagee - Lyrics

Aamina Camaari : Waa isla soo mashaaxnee Makaan xalaal moole hanala soo maagee Maasha allah waxaad mudnee Inaan ku soo maamulee Maal marabee moore igee Waa ku maagee meer meer iga dhaafee Anmaa ku moogee Muxibaan kuu qabaayee Maanyo go'ayd ma maagtee Macriifadaa madaxaa la saartee Waa mahadee mac iyo maleel Makaa masuugaayiyee Maal marabee maanka ku haay Waa ku maagee meer meer iga dhaafee Anmaa ku moogee maxibaan kuu qabaayee Maalin iyo habeenee macaan badnoow Murigtaad ihaysaaye Waan ku maqlee maqsuud ahow Adlee muraad kee ahee Maal marabee moore igee Waa ku maagee meer meer iga dhaafee Anmaa ku moogee Muxibaan kuu qabaayee
Queue is empty
-- / --