VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waxyer aa isoo gaari - Lyrics

Annigana Wanaag leen adigu kuu wadaa Adigana waxyeelaa adna igu wadaa Waxyaraa isoo gaaray Wajigaa ma fiicnee Yaa hoosta kaa waalay Wanaagii wadanee aawayee Wacadkiina dhiganee aawayee Wehelkii isku ogayn aawayhee Adigana waalo ha is waalinee Wado wayna waa taasee Nagula kala wadee Warkaa waa isoo gaaray Wareeraad wadaa ii Waxaan suubaneen Annigana wanaag lee adi kuuwadaa Adigana sakiin ad igu wadaa Waxyaraa isoo gaaray Wajigaa a fiicnee Yaa hoostta kaa waalay Waabtii gali lahayn aawayee Wajigi wadi lahayn aawayee Wehelkii noqon lahayn aawayee Adigana waalo ha is waalinee Wado wayna waa taasee Nagula kala wadee Warkaa waa isoo gaaray Wareeraad wadaa ii Waxaan suubaneen Annigana Wanaag leen adigu kuu wadaa Adigana waxyeelaa adna igu wadaa Waxyaraa isoo gaaray Wajigaa a fiicnee Yaa hoostta kaa waalay Adigana waalo ha is waalinee Wado wayna waa taasee Nagula kala wadee Warkaa waa isoo gaaray Wareeraad wadaa ii Waxaan suubaneen I love Maalmo couse is Smart site.. Waxaa soo dirtay qoraalka saharo cadeey (lyrics by sahro cadeey)
Queue is empty
-- / --