VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Weel loaad - Lyrics

Weel lo,aad weeraraysee Weyrarasee meel waraab Yaalo ay tagtaa waqalo Ahaanee weligaaniyee Wiil oo wadadiisa toosan Aheed anku waynin walalow Waa kaa helayee Weer weer iska dhaafee anba waa ku wataa weligaaga Wanaga Maka weecdiyee Wadnahey adaa iigu taale iigu Taalee wareer dhaafee ma Weecdiyee walhi adaa wehelkey ehee Wiil oo wadadiisa toosan Aheed anku waynin walalow Waa kaa helayee Weer weer iska dhaafee anba waa ku wataa weligaaga Wanaga Maka weecdiyee War fiicanaad iwadaaye iwaadaaye war fiicanaa Waab xalaaleed aan degnee Waqaalo ahaane waligaynee Weer weer iska dhaafee anba waa ku wataa weligaaga Wanaga Maka weecdiyee Wiil oo wadadiisa toosan Tahee anku waynin walalow Waa kaa helayee Wanaag badnoow waad I waashee waad I waashee Wanaag badnoow waqti Kasta aan ku weydi yaa Waran jaceelaa I wareemayee Weer weer iska dhaafee anba waa ku wataa weligaaga Wanaga Maka weecdiyee Wiil oo wadadiisa toosan Tahee anku waynin walalow Waa kaa helayee Lyrics by Jalbeysne Amadeeyo
Queue is empty
-- / --