VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Yerow - Lyrics

Aways qamiis
Yaab yaabka ka ween
Yadeeda la saarayee
Adna yaxyaxaad igu wadaayee
Yeel yeel xumaan

Yadaada isiiy Yoolkeega imaawee
Yaradaada aan dhiibee

Wada jir

Yaroow Anba waa ku yasaayee
Yaahuu  
Yacmaqaate yeertiisa xumee

 

Yaroow Nin yaraa la yiraah
Sharkacuudi bilaah yaahuu
Yaaqayaaqasi yeeli maayee

Amina camaari
Yaaq yaaqa ka ween
Waa la yaqiinsadaa
Adna yaboohsigaada ula yaabaa
yeertaada waayee
Yac iiga dhahee adiga yasirneedaa
Yaasiinka kurkiisee

Wadajir

Yaroow Nin yaraa la yiraah
Sharkacuudi bilaah yaahuu
Yaaqayaaqasi yeeli maayee

Yaroow Anba waa ku yasaayee
Yaahuu  
Yacmaqaate yeertiisa xumee

Meel meelba yaxaaskiina kabuuxsamee
Oo yasirneen .. maa lagu dhahaaye

Waxyar ma ahee ??
Mana iga yaraatee

Wadajir

Yaroow Nin yaraa la yiraah
Sharkacuudi bilaah yaahuu
Yaaqayaaqasi yeeli maayee

Yaroow Anba waa ku yasaayee
Yaahuu  
Yacmaqaate yeertiisa xumee

Sory waa dhameestiri waaye qoraalda ma saxna 100%

Queue is empty
-- / --