VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aroos - Lyrics

geesi maxamediyoo gaari faadumooy labadeeydii gacmood oo gobbaad tihiin gar allee ku guulaysta guurkiinna oo gurigaad dhisteen caafimaad ku gala galbiskiyo aroos iyo guri kalgaba farxaddaad ku gaadheen tuma giblada guga maantaa caruur baad gardaadisaan heello gacallayaal wiilaliyo gabdhaba gaari faadumiyo geesi maxamedoow gacaltooyadaan isku guursateen alle idiin ku garab gal go aankiinna oo guulla idiiinka beer wiilaliyo gabdhabaaa faaduma geyiga geesigii ku jiray yartii guursataay gacal kuu ducee gabar sharaflahoo gaariyaad heshayee ninka guursadoow guude waad hantida galladiyo ducaan guudka idiin surnayee kolkastaba ilaah haa idiin garab galoo gaari faadumiyo geesi maxamedoow gacaltooyadaan isku guursateen alle idiin ku garab gal go aankiinna oo guulla idiiinka beer wiilaliyo gabdhabaaa
Queue is empty
-- / --