VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Huunooy - Lyrics

gobolkii doolo gabadhii ku dhalateey huunooy alleylahe gobaa tahay garasho dheer huunoooy guulihii ku uumay gashaantiyaay huunooy gole joogsi iyo qurux kugu galaday huunooy gondaihiyo kubkaaga is gaadhsiisan huunooy gacmahaad ku laafyoonaysaan la gagabay huunooy huunooy gaari kaamileey gabdhahoo dhan mid ku gaadha la waaye bal garwaaqso gayigeena iyo gobolada dalkaba huunooy gabadh joogta oo ku gaadha la waa gaariyeey huunooy goo go, lacaga iyo geela iyo farduhu huunooy garbasaar kaamil ma goyn karaan huunooy galaadi iyo bookh degmadii galxamur huunooy gobta joogtaan salaantayda gaadhsiinayaa huunooy huunooy gaari kaamileey gabdhahoo dhan mid ku gaaadha la waaye bal garwaaqso
Queue is empty
-- / --