VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Meel fog - Lyrics

ma ogtahay anoo meel fog kaaga maqan mudutuul baad bartaag iigu soo muuqataa mudanihii raggoow waaad i maamushoo maskaxdaydaad cabdoow ka dhex muuqataa maarya ubaxliyo sida muraayaddaan midabkaagana mulaaxda ah milicsadaa maarleey dumaray ninoow i maquunisee anba muxubadaada ku maran wadnaha yartii miirkhaliifa u maayeey heeliyey muqlahoogaaya tegiyo marsin yaa lataga sida maylinkaaa la igu kaa mudoo markastaba adaan maanka kugu hayaaa maalin iyo habeen kaama maarmayee mataantii jacaylkaay ha iga maqnaan sida maylinkaaa la igu kaa mudoo markastaba adaan maanka kugu hayaaa mirahoo bislaadoo macaanaadiyo sida malabkii baan kuugu muhanayaa sida maylinkaaa la igu kaa mudoo markastaba adaan maanka kugu hayaaa mahiigaan ku hooray meel cosoboo wajeer iyo maadh soo bixiyee muuqaalkaaga lagu mataalaayee magoolkii dhirtiyo maliyo ubaxbaa muuqaalkaaga lagu mataalayee magacaaga markii aan maqlaan maan qaboosanayaaae maskaxdeydaad gashoo cabdoo ka dhex muuqanaysaaayeeeey.
Queue is empty
-- / --