VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qalanjada - Lyrics

qiimihii aduunka waxaa loo qadimay qof degmada yaxoob qormo looga dhigay ifka qabooba roob qaadi waayaye qaydarada xareed ka qalac tidhaa qaadatayoo udgoon le igu soo qaadaysaa qardha hiiliyiyo qardadii burqaan qof ku koray dhul kale miyuu qaban karaa quruxdaba yartaa qiimahaba lehee qoorta lulaysa ee aann la quudhi kareen qalanjada yaxoob ma wax laga qadaa
Queue is empty
-- / --