VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ragga somalida - Lyrics

marka socotee saydhi gacanta midig saar geenyaleeyey si baan noqdaa raga soomaalida adaa ugu sitee u sareeyee salaantiyo sacabka keen saqda dhexe hurdada saani uma gam,oo seexan waayayoo saamalaylbaa i dilay anba saablayda iyo sararaha jidhkiyo sambabkaygaad gashoo ku samaysan tahay marka socotee saydhi gacanta midig saar geenyaleeyey si baan noqdaa raga soomaalida adaa ugu sitee u sareeyee salaantiyo sacabka keen saqda dhexe hurdada saani uma gam,oo seexan waayayoo saamalaylbaa i dilay sida sahan maqnaa inaan kuu sugo nafta kugu sasabo saa miyaad ii ogtahay sabaad seeri aan bixiyee sokeeyuhu nimcooy ma ikaa siine waar sokeeyuhu wuu ikaa siine sukroon soo baxdiyo cadceed subaxbaa sidaa tahay lagu sifeeyaaye waar sidaa tahay lagu sifeeyaaye suwaysiyo saanad yaa u lisoo ku sooryeeya caano saafiya ku sooryeeya caano saafiya ah
Queue is empty
-- / --