VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Fartuun - Lyrics

Kala fiican dumarkuyee Fahamda iyo aqoontaad Filka iyo hablaha kacay Fartuunee ku dhaaftee Cadceedoo falaaraha Daruuraha ku fadisaay Ubax fara ku yaalaa Daymada fajicisee Daymada aragtida Daymada fajicisee Kuna faanin maayee Inta firata qeerkaa Tan ufiican baa tahay Fartuunee tan ufiican baa tahay Fara badan habeenkuye Markii aan ufiirsaday Marwo sharaf ku dhalitiyo Fartuun gob baa tahay Ficilkiii iyo dadnimada Dadka farax ku beertoo Fartuunee gob baa tahay Kuna faanin maayee Inta firata qeerkaa Tan ufiican baa tahay Fartuunee tan ufiican baa tahay
Queue is empty
-- / --