VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kulan - Lyrics

Naf uu kalgacayl lagoogsaday Ayaa kohashada kolnaba ladin Oo kasoo damqayaan iskaafin Qalbigaad kasabtaad ku weentahay Adaa kuligood hablaha kacay Kufkaa iga deeqay koodsee Kadiska barasha iyo haduu Kulan ka beerbay jacayl Kal iyo laab Wadnaha ka badan kurbada hurin Karahda cishqiyo iyo kabaalada ee Adaa kooraha wadnaha surayee oo kashkayuna kuu hanweenyahay Karkayrka haduu ku kooyo Kadeed weeyaan cishqigu kali Ma kaadsado ruux kol oo uhelo Kadiska barasha iyo haduu Kulan ka beerbay jacayl Kal iyo laab Wadnaha ka badan kurbada hurin
Queue is empty
-- / --