VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xaaskayga aayaha - Lyrics

Jacaykaagu Xabiibi Xiriirkii iyo lafdhabartiyo inuu xulay jirkaygoo Xididdada ku sii fiday Miyaanad xasuusneen Caashaqaagu Xayaatii Xeedaabka Beerkiyo Inuu Xaruun ku yeeshoo Xiskayga ku ladanyahay Miyaanad xogtii helin Yaa xilkaaga qaadoo Xaruun Nabad taaliyo Meelaan lagu xanuunsan Xasilooni kugu dhaqa Xaaskaygii aayaha Hadduu Xaakim kaa dhigo Intaan ku xanbaaro  oo Xajka kula dawaafaan Xaashay ku sidi lahaa
Queue is empty
-- / --