VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ayaan - Lyrics

ala wuxuu abuuriyo ifka waxa aku nool dumar aynigaa ka doortee anshaxiyo wanagaba eebahay ku deeqaay la iskama araarte waxaa tahay ayaaneey onkodiyo hilaaciyo ilo wada barwaaqaa hadii uu illaahay aqbal iiga dhigi lahaa ifka adiga mooyee inan kale aduunyadan aroos lama wadaageen aqalkaad u hoyataa iftiin miidhan weeyoo ilays nuuraybaa tahay aragtida dhul dooogliy o ubax soo baxaa tahay uradii i haysiyo aahdiyo dhibtaan qabay taan ku oon baxaayee ku iloobay baa tahay hadii uu illaahay aqbal iiga dhigi lahaa ifka adiga mooyee inan kale aduunyadan aroos lama wadaageen
Queue is empty
-- / --