VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Burdaha caashaqa - Lyrics

burdaha caashaqan ku beeray bisinka u qabtoo bilaabay maxaa i baday barashadeedoo baylahda kalgay i saaray miyay bidix midig u baydhay miyay beri shalay u booday runtiyo beentuna is boooben bil iyo sanad intaan bilkeedin la hadaan birtiyo is bara dhagaxa balaysimo oo ku beero jacayl hadaan beri hore u baaqi lahaa bbcda ka baafin lahaa jawaabi beri horay kasoo bixi lahayd yartii barashada igu beerty u baashiray badi warkayga markaan u bandhigay jacaylka miyay barbar kale u baydhay ha bud dhigin naftoo badbaadi baxnaani kulantideenoo ha baylihin barashadeena bil iyo sanad intaan bilkeedin la hadaan birtiyo is bara dhagaxa balaysimo oo ku beero jacayl hadaan beri hore u baaqi lahaa bbcda ka baafin lahaa jawaabi beri horay kasoo bixi lahayd
Queue is empty
-- / --