VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Caasha - Lyrics

hadii laba is dhaarsaday xaashaa is dhawrayn aduunyadu dhib weeyee dhug malaha noloshuye ha igu dhaafin waligaa dheemankiyo luulkaba adaa iiga dhiganoo halbawlaha dhexdiisiyo kuwa dhiiga qaadadd caashay ku dhigan tahay inaa tahay dhamays duma r dhaayahu jeclaystaan dharaartaanad ii iman anfac miyaan dhadhamiyaa hadaan laba dhantaalkiyo caashay dhibaatada kalgacalyl ka dhiidhiyin dhug ma laha wacadkuye adna hayga dheeraan dhinacaan ka eegiyo markastoon ku dheehdaba waxaa tahay dhamasoo dhaqankiyo asluubtuna dhaxalkaagii weeyan inaa tahay dhamays duma r dhaayahu jeclaystaan dharaartaanad ii iman anfac miyaan dhadhamiyaa
Queue is empty
-- / --