VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hilaac - Lyrics

inanyahay hilaaciyo hogol roob la modaa hanfi iyo kulayliyo hirkii caashaq baan galay hadhawtiyo hadeertaba inaan kuu hanwaynahay horn cable daawoo hubsoo cawke waydii hubsoo nimco waydii inuu jacaylku hawl yahay anuu i helayoo hereri iyo hargeysaan hortoodi ka sheegtee hodan xubi ogsoonoow
Queue is empty
-- / --