VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ixtiraam - Lyrics

asal maaha guurku hadaan loo abtiranayn inaguna sidoo kale laba wayno uumoo is jeclaaday baan nahay aduunkaa arkaysiyo aadmiga intaa leeg oogada dubkaa sare afrikaan kasii aal arag maqal asaamaha oori xalaala ninkii helaba ifka aayo wacaniyo ixtiraam ku nool ma adkaado caashaqu hadaan la is aaminin afka dhaqankii soomaali laba aan kala irdhooobinoo isku ood xigtaa nahay arin iyo ismaqal aqal lagu yagleelaa aqal lagu yagleela sacab loo alkumiyo aroos loo mashxaradaa arag maqal asaamaha oori xalaala ninkii helaba ifka aayo wacaniyo ixtiraam ku nool
Queue is empty
-- / --