VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Run iyo Been - Lyrics

run iyo been kala wacan rayna wa qoftiisee raaliyo ninkaan qabin wuu la raad gubyoodaaX2 ruux labo bogle ahna haday raacdo niyaduna farxad kuma nagaadoo rafaad baa u danbyn rugtii aad u guurtay haday raas qaboowdahayX2 ka durduuro raaxada kaa raali baan ahayX2 rajadii aan kugu qabay iyo rubudka laabtii ruuneey inta laiga raraybaa raadkiina iga lumayX2 raasamaal aduunyiyi hadaad raacday xiisaha rixim goys inaa tahay inanyahay ra'yiga kali hana soo rogaal celin raynrayn kunooloowX2 dumae waa riddo iyo waran raga loogu daw galay waa laagama raydtaan waana lagama ree naf jacayl ku raagtaana risqi kuma hawaysoo farxad kuma nagaadee rafaad buu danbaynX2 aduun laisma raacshee haday ruux kusoo ridiX2 qof kusaartay heeryada anaa kaama rogayeeX2 sidii roon rabaa oogee dad raadsha guushee ruuneey ra'yiga kali ana waan ka raystaye ruuxaga iga celiX2 raasamaaal aduunyiyo hadaad raacday xiisaha rixim goys inaad tahay inanyahay ra'yiga kali hana soo rogaal celi raynrayn ku nooloowX2
Queue is empty
-- / --