VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jaceyl waa barasho - Lyrics

jacayl waa barashiyo busayl ruux loo qabiyo bu diyo aragaaga iyo ku baahay dareenka oo beerkiyo wadnaha bastay anigana kalgacal yarkii igu beerayoow barbaartaan kaa xushee i baano intaanan bixin jacay waa barasan iyo badaadhaha mid kula qaybsadiyo noloshaada baal dahaba ka galoo ku baaniya markaad bukuutee baladana kaa ilaaliyaa
Queue is empty
-- / --