VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Barbaartii - Lyrics

Bartaad igaga taalee Barkale dawaynayn Mid bogsiin hadaad Tahay axdiguna bir Kula yahay x2 Balantii aan dhiganaba Waligaa ha beenayn Barashadii kalgacal Kuna bilaash yaanay Kula noqon x2 Marse hadaan barbaar Tii baxsanow daraadaa Ugasoo banaan baxay Cidla haygu baylihin X2 Bad baadadii naftayday farxadaan is baranaay Niyad lagugu beeraa soo Booqo igu tiri x2 Balankii Ilaahay sharaf Kugu habooneeyd Bilaneey hadaan helin Ha’woow guura ii dumin X2 Saw badi hablaha qaar Biyo kuuma siiyeen Sow barkeed adduun Yada kaaga maan dhig- Een boqor Balse waxad ogaataa Inaan baydi iyo hodan Iyo meel barwaaqa ah Ugu baaq is leeyahay X2 Boholyoow daraaddii Bartamaha habeenkii Sow maan soo bararugo Oo bogaygu kuma tebo X2 Beerka iyo wadnuhu ani Saw ima babbanayaan adaa baday jacaylkee Haraadkiiba kama bi’in X2 Marse haddaan barbartii Baxsanow daraaddaa Uga soo bannaan baxay Cidla haygu baylin x2 Bad baaddadii naftayday Farxadaan is baranaay Niyad lagugu beeraa Soo booqo igu tiri X2 Sow beel nimco ahi Bulsho caafimaad barni Inaan ku kulannaa beer Kayga kuma hayn x2 Balse waxaad ogataaa inaan baydi iyo hodan iyo meel barwaaqa ah ugu baaq is leeyahay X2
Queue is empty
-- / --